DEG DEG: Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

by admin | Sunday, Mar 25, 2018 | 1025 views

Qarax loo maleynayo in lagu fuliyay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Kontorool Ciidanka ay ku leeyihiin halkaasi.

Dad goobjoogayaal ah ayaa  u sheegay  warbaahinta  in halkaasi uu ku qarxay gaari, kaasi oo ku jiray safka Baarista gawaarida.

Kontoroolkan wuxuu ku dhaw yahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Khamiistii Gaari walxaha qarxa ay saaran yihiin ayaa ku qarxay ka soo horjeedka Hotelka Wehliye ee Muqdisho, kaasi oo dilay dad ka badasn 20 qof

Like it? Share it!

Leave A Response