DEG DEG: Qarax ka dhacay Nawaaxiga Tiyaatarka Qaranka

by admin | Saturday, Sep 15, 2018 | 846 views

Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Tiyaatarka Qaranka.

Qaraxa ayaa la aaminsan yahay in uu mid lagu xiray gaari nooca raaxadda ah oo maraayay kasoo horjeedka Tiyaatarka Qaranka ee degmada Warta nabadda.

Ilaa iyo hadda lama Ogga Khasaaraha ka dhashay Qaraxa laakiin sawirro laga soo qaaday goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa muujinaayay Qiiq iy Uuro.

Like it? Share it!

Leave A Response