DEG DEG: Rasaas culus oo laga maqlayo Xabsiga Dhexe ee Xamar

by admin | Monday, Aug 10, 2020 | 364 views

War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in rasaas xooggan laga maqlayo xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

Rasaastan ayaa illaa iyo hadda la ogeyn waxay tahay, mana cadda in xabsiga la weeraray iyo inay tahay rasaas ay ridayaan ilaalada xabsiga.

Dad ku sugan xabsiga dhexe agagaarkiisa ayaa u sheegay  warbaahinta   in rasaastu xooggan tahay, balse aysan ogeyn cidda is-weydaarsaneysa.

Wixii kusoo kordha naga filo dhowaan, Insha Allah

Like it? Share it!

Leave A Response