Deg deg: wariye goordhow lagu xeray magaalada baladweyne.

by admin | Wednesday, Apr 17, 2019 | 786 views

wararka naga soo garaya magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa shegaya in wariye cali daahir lagu xeray magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan.

qaar ka mid ah wariyasha ku sugan baladweyne ayaa warbaahinta u sheegy in wariyahas lagu xeray baladweyne mana cada cida kadanbeysay in la xero.

xiiro aan la sameynay  madaxda   gobolka hiiraan ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlan xeregaan .

magaalada baladweyne waxaa ka jirta caburin lagu haayo warbaahinta madaxa banan wariyaasha ka shaqeya wasaarada warfaafinta oo an dhankeda wax kaweydinay xarigan ayaa iska fogeysay xarigan.

laso wixii soo kordho.

 

Like it? Share it!

Leave A Response