DEG DEG: Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo is-casilay iyo sababta oo la sheegay iney…

by admin | Wednesday, May 1, 2019 | 688 views

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle ayaa goor-dhow ku dhowaaqay inuu iska casilay xilkii uu ka hayey xukuumadda ra’iisul Xasan Cali Kheyre.

Daahir Maxamuud Geelle ayaa is-casilaaddiisa sabab uga dhigay kala duwanaansho dhinaca fikirka ah oo u dhaxeysa isaga iyo madaxda dowladda Soomaaliya.

Xog ay heshay Xoghoose.com ayaa sheegeysa in Daahir uu bilihii dhowaa aad uga soo horjeeday siyaasadda ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Like it? Share it!

Leave A Response