DEG DEG Weriye ka tirsanaa laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da OO Geeriyooday

by admin | Friday, Jul 20, 2018 | 1238 views

Sida ay xaqiijiyeen madaxda laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da waxaa xalay geeriyooday Allaha u naxariistee Yoonis Cali Nuur oo la soo shaqeyay BBC in ka badan 30sano.

Alaha u Naxariistee Yoonis Cali Nuur ayaa Xalay ku geeriyooday magaalada London,Yoonis Cali Nuur waxa uu ka mid ahaa wriyaasha Rug cadaaga Saxaafaeed ah.

Xaalad Cafimaad ayaa alaha u naxariistee Yoonis Cali Nuur waxa loogu qaaday magaalada London iyada oo bilihii ugu dameyay uu ku xanuunsanaa magaalada Hargaysa hase,ahaate markii dambe loo qaday London

Like it? Share it!

Leave A Response