Dhagarta iyo Damaca Siyasadeed Shariif Xasan iyo Arlaadi Aid Qeybteeda labaad {warbixin}

by admin | Wednesday, Jun 19, 2019 | 857 views

waxaan ku soo Qaadaneynaa in Shariif Xasan iyo Kooxdiisa ayaa damacsan in waji cusub siyasadeed ay Adeegsadaan iyagoo doonaya in dagaal beeleed siyasadeed ay adeegsadaan oo hogaamiye laga dhigo Cabdullahi Xaaji oo beesha Sagaalaad ka soo jeedo si maqaarsaar looga dhigo oo shariifkana ka hago daaha gadashiis oo ay noqoto Magalada Baydhabo in markale Sagaal iyo Sideed ay isku gacansaraan oo dadka ay soo tabaan Shariif Xasan oo ay yiraahdaanShariifkii ayaa inoo ficnaa ee halaga duceysto oo hala soo celiyo.

 

Dadka Digil iyo mirifle Dan ma ugu jirtaa in Dalaalka wadanka Soomaaliyeed inuu iibsado iyo Deeganada koonfirtaba in ay taagyeraan oo weli doonaya dib inuu u abuuro dagaal sokeeye ee Rer Baydhabo isku wayaan.?

24kii Saacadood eel as oo dhaafay waxaa falal amnidarro ay ka dhaceen Magalada Kismaayo ee Gobolka Jubbda Hoose, iyada oo ay ka dhaceen dilal qorsheysan oo loo geystay askar iyo mid ka mid ah Nabadoonada ugu caansanaa Jubbaland

Haben ka hor waxaa Magalada Kismaayo lagu dilay Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xasan oo kamid ahaa odayaasha dhaqanka ee Jubbaland halka xalay lagu dilay  sarkaal ka tirsan booliska Jubbaland.

Qaar ka mid ah waxgaradka Magalada Kismaayo ayaa waxaa ay cabsi badan ka muujiyeen dilalka ka dhacaya Magalada Kismaayo, iyaga oo sheegay in amniga Magalada xilligaan uu yahay mid laga deyrinaayo.

sidoo kale magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan waxaa ka taagan qilaaf siyaasadeed uu u dhaxeeya madaxeynaha maamulka hirshabele iyo yuusuf axmed hagar.

dhinaca kala e Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga Puntland Yuusuf Maxamed Ismaaciil ay sheegay in wixii xilligaan ka dambeeya deegaanada Puntland uusan soo galeyn qof Viiso la’aan ah.

Waxa uu sheegay in Puntland ay Sharciga horgeyn doonto cid alaala cidii Viiso la’aan soo gasho deegaanada Puntland,isla markaana Ciidamada amniga fasax ay u qabaan inay qabtaan ruuxii si sharcidaro ah ku soo gala deeganada Maamulkaas

“Dalkan Puntland kaliya waxaa soo geli kara qofkii Viiso wata,xataa qof walba oo tahriib ah oo sharcidarro kusoo gasha puntland waa ay qabaneysaa maxkamad ayaana la tiigsan doonaa ayuu yiri Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga Puntland.

Marka laga soo tago hadalka Wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga Puntland aya waxaa xusid mudan in deegaanada Puntland ay xilligaan ku sugan yihiin dad ajaanib ah,hayeeshee lama oga sida ay suurtagal ku noqon karto in dadka Soomaaliyeed ay Viiso ku galaan deegaanda Puntland.

magaalada   Gaalkacyo   waxaa  ka  socday   Howlgal weyn oo lagu baadigoobaayo Kooxdii  dadka Shacabka ah ku leysay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo .

warar  ay heshay  shabakada reegaay.com   ayaa shegaya  in  dowlada shiyeeye  ay ka danbeeyaan  arimaha siyaasadeed  ee  kataagan soomaaliya.

Like it? Share it!

Leave A Response