Dhagayso:-Goobaha lagu barto qur.aanka iyo masaajida magaalada baladweyne oo qaarkood aan helin wax dayac tir kusameeyay fatahaadi ka dib

by admin | Thursday, Jul 12, 2018 | 1034 views

fatahaadii uu kusameeyay wabiga shabeele magaalada bldweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa saameyn ku yeelatay goobaha wax barashada oo ay ka mid yihihiin goobaha lagu barto qur.aanka ka riimka iyo masaajidada ,

masaajidada qaarkoor hortood waxaa ka qodmay go,dad waa weyn qaar ka mid ah culumaa.udiinka gobolka hiiraan oo ka hadlay ayaa baaq waxay u jediyeeen dadka soomaaliyeed .

Hoos ka dhageyso: warbixin uu ka diyaariyay bashiir cabdulahi cismaan

Riix  halkaan

Like it? Share it!

Leave A Response