DHAGEYSO: Gudoomiyaha degmada buula barde oo ka hadlay odoyaal la kulmay xarakada alshabaab.

by admin | Friday, Jul 20, 2018 | 1113 views

Gudoomiyaha degmada buula barde cabdi daahir guure ayaa waxaa uu ka hadly odoyaal dhaqameedyo lakulmay xarakada alshabaab waxaa uu sheegay gudoomiyaha in lacabsi geliyay odoysha ay sidaas ugu tageen xarakada alshabaab sida uu sheegay gudoomiyaha degmada buula barde ee gobolka hiiraan.

Deegaano badan oo ku yaala gobolka hiiraan waxaa hada maamula xarakada alshabaab.

hoos ka dhageyso codka gudoomiyaha degmada buula barde

Like it? Share it!

Leave A Response