Dhageyso: haweenka ka shaqeeya nadaafada baladweyne oo lacag la qaado iyo ..

by admin | Tuesday, Dec 10, 2019 | 686 views

iyadoo dhawaan dowlada hose ee magaalada baladweyne ay shegtay in 526 oo haween ah ay usameysay shaqo abuur ayaa waxaarintaas ka hadlay qaar ka mid ah haweenka ka shaqeya nadaafadda magaalada Baladweyne.

 

waxayna sheegeen qaarkod in qorisdoodii la qaday lacag dhan 7 dolar qofjiiba tas oo mesha ka sartay wax u qabashada dadka ku dhibateysan magaalada baladweyn ee xarunta gobolka hiiraan.

 

mid ka mid ah ayaa tiri hada baladweyne waxaa ka jirta dhibaato badan waxaa ku sii darsamay in maalin kasta dowlda hose ay dhahdo wax ayaa idiin siineynaa balase ma jirto wax ay bixisey dowlada hose dhib ayaa nahayo anaga waxaa rabnaa in arintas madaxda sare ee hirshabele ay wax ka qabtaan.

 

ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegay in shaqalaha dowlada hose ee magalada baladweyne aysan wax mushaar ah helin mudo 7 bil ah dhankoodo.

 

mas.uul ka tirsan maamulka gobolka hiiraan oo asne wax laga weydii ayaa sheagy in ay jirto arintaan ayna wadaan dad sheeganaya in ay dadka wax siinayaan wana wax laga xumaado ayuu yiri;

 

haween badan oo ka shaqeya nafada ayaan helin wax mushaar ah mudo ku dhow 7 bil taas oo sii kordhisay dhimada haysa dadk ka shaqeya nafada baladweyne.

 

waxaa jira musuq maasuq xoogan oo ka jira gobolka hiiraan.

Hoos ka dhageyso:   …………………………………………………………..

 

Like it? Share it!

Leave A Response