DHAGEYSO: Madaxweynaha maamulka hirshabeele ayaa la kulmay wafdi ka socday qaramada midoobay.

by admin | Tuesday, Apr 24, 2018 | 1005 views

Magaalada  baladweyne ee xarunta  gobolka  hiiraan waxaa ka dhacay  kulan ay yeesheen madaxweynaha  maamulka hirshabeele iyo wafdi ka socday qaramada midoobay  waxaan kulankaas  lagu hadlay sidii  loo caawinlahaa dad ka barakacay magaalada baladweyne ee xarunta gobolka  hiiraan.

Hoos ka dhageyso:

Like it? Share it!

Leave A Response