Dhageyso:- wasaaarada warfaahinta hirshabeele oo lagu dhaliilay wax qabad xumo.

by admin | Thursday, Mar 14, 2019 | 38 views

Qaar ka mid ah wariyaasha  ka howlgala magaalada  baladweyne oo warbaahinta la hadlay  ayaa dhaliilo waxay  u jeediyeen  wasaarada  warfaafinta maamulka hirshabeele waxana ay sheegeen qaarkood in ay jirto cadaaladaro  dhanka wasaarada ah.

majiraan wax loo qabtay wariyaasha mana jiraan  wax siminaara ah ayuu yiri;l’ mid ka mid ah wariyaashii ka  hadalay.

malahan  urur mideedaya  warbaahinta ka shaqeysa  hirshabele  tas ayaa keentay in wasaarada aysan u rabin  wax horomar ah.

hadalkaan ayaa yimid iyadoo  magaalada  baladweyne uu kasocdo olole wariyasha madaxa banan lagu kala qeybinayo  doorasho ku saleysan  4.5  tas oo ka baxsan ansha saxaafada.

Dhageyso codka………………

Like it? Share it!

Leave A Response