Dhimasho Iyo Dhaawac Ka dhashay Bam gacmeed Lagu Weeraray maqaaxi Ku tala xaafada howl-wadaag ee magaalada Baladweyne

by admin | Friday, Sep 18, 2020 | 439 views

Ciidanka Dowladda Federaalka ayaa howlgalo kala duwan ka sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. howlgala aysameyeyn cimada ayaa yimid kadib markii Koox hubeysan aya Bam gacmeed ku weerartay maqaaxi ku tala xafada howladag ee magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan waxaana ku dhimatay qof dumar ah.
Weerarka ayaa waxaa sidoo kale uu dhaawac kasoo gaaray ilaa 3 ruux oo iyaguna kamid ahaa dadkii ku sugnaa maqaaxida , iyadoo Qaraxa kadib ay halkaasi gaaren Ciidamada Amaanka .
dadka dhawacmay ayaa La geeyay isbitaalada Magaalada halkaaso Lagu tacaalayo xaaladood caafimad.

Like it? Share it!

Leave A Response