Dowladda Soomaaliya oo digniin ka soo saartay suurta galnimada fatahaado iyo daadad hor leh{Akhriso}

by admin | Wednesday, Nov 6, 2019 | 668 views

-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay halista ay ku dhici karaan fatahaadaha iyo daadadka deegaano ka tirsan Koofurta dalka.

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ayaa lagu sheegay roobab xooggan kana sarreeya 40mm la filayo in maanta iyo maalmaha xiga ay ka da’aan meelo ka mid ah dalka.

Like it? Share it!

Leave A Response