Faahfaahin Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

by admin | Sunday, May 5, 2019 | 790 views

Ciidanka Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay gaari Caasi ah oo kusoo jeeday Magaalada Muqdisho ,Islamarkaana laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.

Gaariga ayaa lagu qabtay degaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Muqdisho.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Sakiyo Xuseen ayaa sheegtay in gaariga xilli lagu howlanaa ka furfuridda Waxyaabaha Qarxa uu Qarxay uuna ku dhaawacmay Hal ruux.

Like it? Share it!

Leave A Response