Fadeexad: maamulka gobolka hiiraan oo ku lug yeeshay afduubyo ka dhacay baladweyne.

by admin | Tuesday, Aug 7, 2018 | 861 views

Sidaan wada ognahay maamulka haatan kajira gobalka hiiraan iyo kan dagmooyinka gabi ahaanba waxay kufashilmeen amnigii dhaqaalihii iyo dhammaan qaybahii kale ee maamuleed

Waxaan lasoconnaa in gobalka barigiisa kataagantahay colaad taasi oo udhaxeeysa laba beelood oo walaala ah xalkoodiina uu galaya markasta maamul kataliya gobal kale

 

Dhanka gudaha magaalada baladweyne waxaa kataagnaa maalmihii lasoodhaafay xurguf udhaxeysa laba beelood oo wada dagan gobalka raasi oo ay awoodi LA,yihiin heer gobal iyo heer dagmo inay xalliyaan

Muddo dhowr bilood ah magaalada wax cashuur toos ah lagama qaadin maamul xuma jirta awgeed

Waxaa intaas kasii xanuun badan #miisaaniyadii loogu talagalay dadkiii saameeyeen fatahaadii kadhacday baladweyne in shakhsiyaad gaar ah kutagri faleen iyo deegaanada qaarba Aan wax lageynin

Magaaladu waxay haatan maraysaa in shirkadihii gaarka ah iyo qabaa illadii isku dhacaan maanto oo ay udambeeyey dharaar ah inay isku dhaceen mid kamid ah qabaa,ilka dagan baladweyne iyo mid kamid ah shirkadaha isgaarsiinta ayadoo aysan jirin sharci kalareebaya

Maalin kasta waxaa magaalada lagu gumaadaa masaakiinta xoogooda kuxamaashada si bareer ahna loogu toogto magaalada kadibna dhiigiisa laga been abuuro

Maamulka haatan ayaa loo arkaa kii ugu wax qabad xumaa ilaahey shacabka kudhaqan gobalka hiiraan k
Haa kkasoogaaro

 

Like it? Share it!

Leave A Response