Fannaanad ku geeriyootay Muqdisho

by admin | Saturday, Oct 6, 2018 | 861 views

Fannaanadda Shamsa Xuseen Shumey ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Fannaaniinta Hoboladda Waabari.

Shamso ayaa ka mid aheyd Fanniinta Hobolada Waabari, waxaana ay qaaday Hees Isugu jira Wadani iyo Jaceyl inta.

Qaar ka mid ah Fannaaniinta Hoboladda Waabari ayaa Risaala u sheegay in bilihii lasoo dhaafay ay heysatay Fannaanada Xaalad Caafimad daro oo ugu dambeyntii sababtay geerida.

Maanta ayaa lagu waddaa in lagu Aaso Muqdisho Fannaanada.

Like it? Share it!

Leave A Response