Gaari Hilib Dadeed Siday Oo Caawa Lagu Qabtay Muqdisho

by admin | Friday, Mar 23, 2018 | 1121 views

Ilo Xog Ogaal aha ayaa Usheegay shabakada Reegaay.com In Ciidamada Booliska ay Gacanta ku dhigeen Gaari iyo Mooto Bajaaj Hilib Qurmay/Uraya Ku rarnaa.
Ciidamada ayaa Gaariga iyo bajaajta ku qabtay Degmada Kaaraan Caawa oo hadda baaritaan lagu hayo waxa uu ahaa Hilibkaasi ay wadeen.
Saldhiga Degmada C/casiis ayaa waxa hadda lagu hayaa,raggii waday Gaariga iyo Bajaajta oo lagu xiray,waxaana loo maleenayaa Hilibka ay sideen Gaadiidkaasi mid dadeed.
Laamaha Amniga weli faah faahin kama aysan bixin Arintaan oo aad loo hadal hayo C/casiis iyo Kaaraan.

Like it? Share it!

Leave A Response