Guddigii uu Magacaabay Xaaf oo Gaalkacyo kaga dhawaaqay Xildhibaano cusub{Akhriso}

by admin | Sunday, Jan 19, 2020 | 557 views

Gudiga doorashada Galmudug ee uu magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa soo saaray liiska Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug.

Like it? Share it!

Leave A Response