Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Guddi Magacaabay{AKHRISO}

by admin | Friday, Aug 7, 2020 | 451 views

Guddoomiyaha Barlamaaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa Magacaabay Guddi ka Shaqeeynaya in ay Diyaariyaan Xafladda kala Fadhiga labaad ee Baarlamaanka Galmudug.

Guddiga oo ka kooban Shan Xubnood ayaa waxaa laga soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka Galmudug,waxaana ay diyaarinayaan habka ay u dhaceyso munaasabadda furitaanka kal-fadhiga labaad ee Baarlamaanka Galmudug oo dhaceysa Isniinta iyo diyaarinta martida lagu casuumayo.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Guddiga oo ka kooban Shan xubnood.

Like it? Share it!

Leave A Response