Gudoomaiyaha Jaaliyada Koonfur Gal beed ee Portland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee soomaaliya.

by admin | Friday, Jul 5, 2019 | 1137 views

Gudoomaiyaha Jaaliyada Koonfur Gal beed Portland Oregon ayaa sheegay Arlaadi Aid iyo Shariif xasan ay doonayaan in dhibaato Lagu Abuuro dadka soomaaliyeed dhaxdooda isla markaana Shaqsi kasta Dhaqaale ku bixinaayo  sidii soomaaliya ay ugu dhicilahaayeen dagaalo .

Gudoomaiyaha Jaaliyada Koonfur Gal beed Portland Oregon ayaa yiri’waa in Lala Xisaabtamaa Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Mida Mareykanka waa iney La socdaan  Arlaadi Aid iyo Shariif xasan   Sababtoo ah raga dabada ka riixaya shirarka waxay doonayaan in Magalada baydhabo Amnigeeda la khalkhalgeliyo.

Ugu danbeeyn Gudoomaiyaha Jaaliyada Koonfur Gal beed Portland Oregon ayaa shacabka soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan  hormarka umada soomaaliyeed  meelkasta  oo ay joogaan,

 

Like it? Share it!

Leave A Response