Hadii aan iska damino Iftiinka inoo soo ifey ma cada qate iyo Dowladdaha danaha Gaar ka ah wato ayaan u daneynaa?

by admin | Monday, Dec 10, 2018 | 837 views

Hadii aan iska damino Iftiinka inoo soo ifey ma cada qate iyo Dowladdaha danaha Gaar ka ah wato ayaan u daneynaa? Waxaanu ognahay in wadankeena isbedel oo aanu dareeney Dareenka Wadananimo iyo Tubta Qaran nimo oo Waxaanu ogaaney Cadowgii Diinta iyo Derisnimada noogu soo gabanjirey, waxaan moodayey inan ka ilbaxney Qabyaladii iyo Nin jecleysigii oo waxaan moodayey inan dhadhaminey macaanka Dowladnimo iyo wadajirka iyo Muhiimada ay leedahay Soomaalinimada, waxaan leeyahay Umada. Soomaaliyeed meelkasta oo aad joogtaan Aduunka cadowgiina ha u loogina walalkiin iyo wadankiina, Qofkasta oo binu Aadan ah wuxuu lee yahay Qalad iyo sax ee aan iska saxno waxa qaldan ee Qaranimadeena iyo Horumarka. Wadanka dadka Diidan yaan loo ogolaan in ay Awood u helaan iney kala daadiyaan Shacabkeena iyo Qaranimadeena. Qabiil inuu wasare yahay horaad u ogaateen Qaran la aan inuu Quursi yahay horaad u ogaateen ee Daneystaha Qaransiiska ah ee Mar walba la safan cadowga ee calooshood u shaqeystaha ah ee wadanka dib u dhaciisa ku taajira iska diida,Wabilaahi Towfiiq.

Like it? Share it!

Leave A Response