Haku qarabaan Qabiilka iyo Diinta.

by admin | Thursday, Nov 1, 2018 | 973 views

Haku qarabaan Qabiilka iyo Diinta. Qoraalkani waxaan ku soo qadaneynaa dad aan la gaarey oo ku qadanayaa qabiil iyo diin. Labadan Shey oo ooh laba Alle Abuurkiisa Siiyey oo qofna qof ka xigin dad ayaa soo baxey intey Gar yer reebtaaan cimamad xirtaan labadoo xadis intey bartaan ay moodayaanba iney diinta ay iyaga lee yihiin Halka Alle uu leeyahay ina Diina cinda Laah oo diintu ay Tahay diin Rabi, waxaa kaloo Rag Qabiilka ku qaraabta oo intey wadankii ku hareen ee ismoodaya madaxdii qureesh xiligii Jaaliyada sida Abiilahab iyo dhigiisa mararka qaar ayaad arkeysa nin aan qabiil aqoonin oo Soomaalida iyo binu aadam isaga gargaara iyagoo ku mash quulaya oo ay leeyihiin hibil qabiilka ayaan ka saareynaa wuu madax adag yahay oo nama siiyo qaranka iyo waxaan karabno waxaa sii dheer weliba aan dhahno waa diin laawe oo Suuqa u gelino inuusan Diin laheyn oo. Waxaad moodaaba in iigu qofka waxey rabaa hadii ay ka wayaan xalaloba dhiigiisa iyo xantiisa.

Like it? Share it!

Leave A Response