Hay’adda Culimada oo war ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeya BFS iyo XFS

by admin | Saturday, Mar 17, 2018 | 1204 views

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Baarlamaanka iyo Xukuumadda, waxayna ku baaqday inay diyaar u yihiin inay dhex dhexaadiyaan dhinacyada khilaafka u dhaxeeya.

Bayaanka Culimada ayaa loogu baaqay Baarlamaanka inay ixtiraamaan nidaamka iyo xeer hoosaadka ay dhigteen, isla markaana wixii khilaaf ku xalistaan si waafaqsan sharciga.

Halkan Hoose ka Akhriso Qoraalka ka soo baxay Hay’adda.

 

Like it? Share it!

Leave A Response