Hordhacyo: Arsenal Vs Everton, -West Ham Vs. Chelsea – Arsenal Vs. Everton

by admin | Sunday, Sep 23, 2018 | 921 views

Maanta oo Axad ah waxaa la dheeli doonaa kulamo ka tirsan Premier League oo so gaaray ciyaarihiisii 6-aad ama Matchday Six.

Kooxaha maanta dheelaya waxaa ugu tun waa weyn Arsenal iyo Chelsea oo lagu tiriyo kuwo ku jira kooxaha qaadi kara horyaalka.

 

Arsenal Vs. Everton

Maxaa Cusub?

Sead Kolasinac, Laurent Koscielny, Ainsley Maitlaind-Niles iyo Konstantinos Mavropanos dhammaan dhaawac ayey uga maqan yihiin Arsenal

Lucas Torreira shaki ayaa la galinayaa kaddib markii uu jilibka ka dhaawacmay ciyaartii Europa League

Aarn Ramsey wuu ku soo bilaaban doonaa balse waxaa shaki la galinayaa Henrikh Mkhitaryan

Safafka la fili karo

Arsenal

Cech; Bellerin, Mustafi, Sokratis, Monreal; Guendouzi, Xhaka; Mkhitaryan, Ozil, Aubameyang; Lacazette

Everton ossible starting lineup:

Pickford; Kenny, Holgate, Zouma, Digne; Gueye, Schneiderlin; Walcott, Sigurdsson, Richarlison; Tosun

Gegida: Emirates

Saacadda Geeska Africa: 6pm

 

West Ham Vs. Chelsea

Maxaa cusub?

Pedro iyo Mateo Kovacic labadaba dhaawacyo ayaa soo gaaray toddobaadkii hore  balse tijaabo ayey mari doonaan kulanka kahor

Eden Hazard oo kulankii Europa League la nasiyey iyo Cesc Fabregas waa diyaar

Waxaa Iyana safka ku soo laaban doona esar Azpilicueta, David Luiz iyo Olivier Giroud

Safafka la fili karo

West Ham United

Fabianski; Zabaleta, Balbuena, Diop, Masuaku; Rice, Noble, Obiang; Yarmolenko, Anderson, Arnautovic

 

Chelsea

Arrizabalaga, Azpilicueta, Rudiger, Luiz, Alonso; Jorginho, Kovacic; Willian, Kante, Hazard; Giroud

Gegida: London

Saacadda Geeska Africa: 3:30

 

LA LIGA

 

Barcelona Vs. Girona

Barca waxa ay ku soo geli doontaa safkeeda ugu xoggan

Sergi Roberto waxa uu ku soo laaban doonaa dadabka middg isaga oo bedeli doona Nelson Semedo

Waxaa Iyana safka ku soo laaban doona Sergio Busquets iyo Philipe Countinho

Safafka la fili karo

Gegida: Camp Nou

Saacadda Geeska Africa: 9:45pm

Barcelona

Ter Stegen; Semedo, Pique, Umtiti, Alba; Rakitic, Busquets, Coutinho; Messi, Suarez, Dembele

 

Girona

Bounou; Alcala, Espinosa, Juanpe; Porro, Granell, Luiz, Aday; Portu, Garcia, Stuani

 

Like it? Share it!

Leave A Response