ICJ oo ku dhawaaqday xilliga la dhageysanayo dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya{Akhriso}

by admin | Tuesday, Jun 25, 2019 | 881 views

Maxkamadda Caalamiga ee Caddaalada Adduunka ee ICJ ayaa ku dhawaaqday xilliga la dhageysanayo dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, taas oo bilaaban doonta 9 September ee sanadkaan 2019 kuna beegan maalin Isniin ah, waxayna ku egtahay 13 September 2019 oo ah maalin Jimco ah.

Dowladdaha Kenya iyo Soomaaliya ayaa horay Dacwad u geeyay Maxkamadda si ay ugu kala baxaan Muranka hadda ee ka dhextaagan.

Like it? Share it!

Leave A Response