Ilaalada madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo xertay wado muhiim ah.

by admin | Friday, Sep 23, 2022 | 278 views

Wararka naga soo garaya magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan  ayaa shegaya in ilaalada madaxweynaha ku xigeenka hirshabeele ay maanta rasaaseeyaan gari leeyaahay qof shacab ah kadib markii ay u didiideen uu maro wado u xeran madaxweynaha ku xigeenka hirshabeele  yusuf axmed hagar dabageed  .mid ka mid ah dadka kunool magaalada baladweyne oo la hadlay warbaahinta ayaa shegay in madaxweyne ku xigeenka hirshabeele uu xertay wada ada buund liiqliiqato xaafada kooshin ee Magaalada Baladweyne. Dad ku sugan magaalada baladweyne aya sidoo u shegay warbaahinta in manta wada muhiimka ah ee xafada kooshin dad iyo gaadiba ay u diideen ilaalada madaxweyne ku xigeenka hirshabeele.

Like it? Share it!

Leave A Response