Khilaaf xoogan oo ku saabsan Dastuurka oo ka taagan Kursiga Afhayeenka G/Shacabka & Beesha Xaqa u leh

by admin | Monday, Apr 23, 2018 | 1045 views

Muran Xoggan Oo La xiriira Dastuurka ayaa Durba kasoo If baxaya Doorashada Kursiga Goddomiyaha Golaha shacabka Ee soomaaliya kaasi oo salka Ku haya in Wasiir Musharax ah aan La laga Qabaneenin araajidiisa Musharaxnimo ilaa iyo Uu Keeno Cadeemo Muujinayo in uu iska casilay Xilka Wasiirnimo.
Wasiirka Dastuurka ayaa horay u sheegay in taasi aysan aheen Dastuuri islamarkaasi xildhibaan Wasiir ah Uu Tartami karo.
Sidoo Kale Guddiga Doorashada Goddomiyaha Golaha shacabka ayaa Markale iyagana Ku Celiyey in uu is Casilo Wasiirkii Daneenaya Kursiga Goddomiyaha Golaha shacabka ah Ee Soomaaliya.
Hadaba Khilaaf Dastuuri ah ayaa Halkaasi ka soo shaac baxay.
Xuseen Sheekh Maxamuud Waxuu Kamid yahay Guddiga Dib U Eegista Dastuurka oo la hadlay warbaahinta ayaa Waxaa uu sheegay in aysan Jirin Qodob Dastuuri ah oo sheegay Wasiir in uu isgaoo Xilkii Wasiirnimo Hayo in uu isu soo sharixi Karo Goddomiyaha Golaha shacabka Ee Soomaaliya.
Sidoo kale Sanator Xuseen Sheekh ayaa dhinaca kale Tilmaamay Hadii Wasiir uu u tartamo Kursiga Afhayeenak Golaha shacabka isgoo Wasiirkii ah islamaraasina uu kadib Markii uu Guulesto iska Casilo uu halkaasi kabaxayo La xisaabtankii Xukuumadda.

Like it? Share it!

Leave A Response