Khilaafka Siyaasaded ee Jawaari & Kheyre Oo Saameyay Madaxda Maamul Gobaledyada

by admin | Wednesday, Mar 21, 2018 | 1065 views

Wararkii ugu danbeyay ee naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa shegaya in Khilaafkii siyaasadeed ee u dhaxeyay Raiisul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari u saameyay Madaxda Maamul Gobaledyada Dalka.

Like it? Share it!

Leave A Response