Kofi Annan oo geeriyooday

by admin | Saturday, Aug 18, 2018 | 1143 views

Kofi Annan, oo ahaa xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, oo ku guuleystay abaalmarinta Nobel Peace Prize ee hawlaha bani’aadamnimada, ayaa ku  geeriyooday  da’da 80 jir goor dhow sidda ay xaqiijiyeen diplomaasiyiin caalami ah.

Wuxuu ku dhashay Kumasi, Ghana, 8-dii April 1938, wuxuu ahaa xog-hayihii ugu horreeyay ee ka soo baxa shaqaalaha Qaramada Midoobay.

Koofi anaan waxaa uu noqday Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey 1 January 1997 – 1 January 2007.

Wuxuu ka tagay xaaskiisa, Nane, iyo saddex carruur ah.

Like it? Share it!

Leave A Response