Kulan Looga Hadlay Biyo Yarida Ka Jirta Deegaanada Koonfur Galbeed Oo Maanta Ka Dhacay Baydhabo.

by admin | Saturday, Mar 17, 2018 | 2036 views

Kulunkaan loo gu hadlayey siidi wax loogu gaban lahaa biya yarida ka Ka Jirta  Deeganada Dowlad Gobaleedkaq Koonfur Galbeed Soomaaliya Ee  Maanta Ka Dhacy Magalada Baydhabo Ayaa Waxaa Ka Qeyb Galay Masuuliyiin Ay Ugu Horeeyaan Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Ahna Wasiirka Amniga Xasan Xuseen Maxamed Iyo Wasiirka Macdanta Ee Dowladda Soomaaliya.

Kulanka intii uu socday Ayaa Qeybihii Shirka Ka Soo Qeyb Galay waxay intooda badan ka hadleen sidii mashruc biya Dhaamin loogu sameyn lahaa deeganada maamulka kgs waxaa ugu xoreen si wadajir ah saxafada u la hadleey gudoomiyaha gobolka iyo kan deegmada baydhabo

Dhanka kale waxaa saxaafada la hadleey wasiiro ku xigeenka wasarada macadanta biyaha iyo warabka dowlada fedralka soomaliyaa osmaan libax ibraahim waxaaana uu sheegey in ay bilawi doonan mashruuc biya dhamiin ay si wadajir ah u fulin doonan hay;adaa IOM iyo wasaarada macadanta biyaha dowlada fedralka soomaliyaa

Kulunkan ayaaa imaanayaa xili ay deeganadan maamulka kgs ay ka jiraan biyairi sameeyesey dadka ku nool deganada maaamuka kgs

                     Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada:….

   

Like it? Share it!

Leave A Response