“Lionel Messi Nolol Ma Leh,” – Dani Osvaldo Ayaa Sidaas Yiri

by admin | Wednesday, Sep 26, 2018 | 931 views

Lionel Messi waa ciyaaryahanka ugu weyn dunida, waxaa fallanqeeyey Dani Osvaldo.

Messi waxa uu dhibane u yahay guulaha uu ka gaaray kubadda cagta.

Tani waa aragtida Kubad ciyaarihii hore, Osvaldo oo sheegay in ay dhibi lahayd haddii uu joogi lahaa booska Argentine-ka.

Lionel Messi waxaa loo aqoonsan yahay xiddigga ugu sarreeya aduunka waxaana la scoda caannimadiisa.

31 jirka waa la soo hareereynayaa haddii uu mari lahaa jidadka Barcelona ama garoonka Camp Nou.

Messi badnaa lama arko isaga oo doortay in uu noloshiisa ka baxsan Kubadda ka dhigo mid gaar ah.

Osvaldo oo u ciyaari jiray Southampton ayaa sheegay in uusan u noolaan karin sida Messi.

“Miyaan jeclaan lahaa noqoshada sida Messi? Ma,: ayuu Osvaldo u sheegay Marca.

“Sidiisa waan u dheeli lahaa, laakiin ma laha nolol. Waa sida in uu ku noolyahay xabsi dahab ah.

“Meel ma aadi karo waxa uuna wax u cabbaa si aamusnaan ah. Malaha taas Makala jecla, laakiin aniga waan kala jeclahay.

“Waxaan suureystaa aniga oo soo iibsaday TV-ga ugu weyn aduunka, laakiin balse aan oolin qolkan si aan u daawado.”

 

Name *

Email *

Website

Like it? Share it!

Leave A Response