Ma Ku Dhaafeen Goolashii Kooxdaad? Halkan Ka Daawo Goolashii Kulamadii Shalay Ee Tartamada Ugu Waaweyn Yurub

by admin | Sunday, Sep 23, 2018 | 914 views

Waxa shalay la ciyaaray kulamada kala duwan ee horyaalada yurub iyada oo ay kooxaha waaweyn gaadheen guulo ay u qalmeen siina wadeen qaab ciyaareedkoodii fiicnaa.

Ma City,Liverpool,Tottenham,Inter Milan,Real Madrid,Bayern Munich Atletico Madrid ayaa dhamaantood guulo gaadhay halka ay Man United taako kala kulantay kooxda Wolves.

Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa dhamaan goolashii laga dhaliyay kulamadii shalay la ciyaaray horyaalada waaweyn ee yurub Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Like it? Share it!

Leave A Response