maamulka gobolka hiiraan iyo kan degmada oo musuq maasuqay gar gaar badan

by admin | Saturday, Nov 16, 2019 | 627 views

wararka naga soo garaya magaalada  baladweyne ee  xarunta  gobolka hiiran ayaa shegaya  in baqaaro kuyalo baladweyne    ay  ka buuxaan raashin   gar  gaar ahaa kaas oo lagu talagay dadkii ku barakacay  fatahada wabiga shababeele ee magaalada baladwyen.

xubno ka tirsan  maamulka  gobolka hiiraan iyo kan degmada ayaa qeyb ka ah sida ay sheegayaan dad kusugan baladweyne.

Like it? Share it!

Leave A Response