Maay Conference Boras, Sweden iyo dhacdooyinki maalinti 2aad{sawiro}

by admin | Monday, Jul 30, 2018 | 1315 views

Kulankan oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Boras, Sweden, waxaa ka soo qaybgalay barayaal jaamacadeed, Wax garad ku takhasusay luuqadaha oo Soomaali iyo ajnabi isugu jira. Ka qaybgalayaasha ayaa ka kala yimid qayabaha kala duwan ee caalamka.

Ujeedada kulanka ee sanadkan ayaa waxay ahayd Ka shaqaynta midnimada iyadoo la kala duwan yahay. (towards unity in diversity). Khudbadaha iyo aqoon isweydaarsigan waxaa modwuucyada ay ku salaysnaayeen luuqadda iyo dhaqanka ee dadku hadla af Maay.

Aqoonyahannada maanta hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Dr. Cabdulqaadir Sheekh Cabdiraxmaan, Dr. Lee Cassanelli, Dr. Maxamed Xaaji Mukhtaar, Dr. Maxamed Xuseen, Marwo Sahra Maxamed Nuur iyo Dr. Cabdullaahi Sheekh Maxamed.

muuqaalda oo dhameystiran iyo sawirada ayaan idinkula wadaagi doonaa warbixinada s
Like it? Share it!

Leave A Response