Madaxweynaha Hirshabelle Oo B/weyne kula kulmay Qaramada Midoobay.

by admin | Tuesday, Apr 17, 2018 | 936 views

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi waare ayaa waxa Uu maanta  Magaalada baladweyne Xarunta Gobolka Hiiraan  kula kulmay wafdi ka socda qaramada midoobay.
Xubnaha uu Madaxweyne Waare la kulmay ayaa waxay ka wada hadleen sidii Mashaariic Horumarineed looga Fulinlahaa Deegaanada Hirshabelle.
mashaariicda ayaa waxaa laga hir gelinayaa degmooyinka Jowhar,Baladweyne iyo Balcad kuwaasi oo ay qeyb ka yihiin dib usoo Kicinta warshadihii Bari samaadkii ka howlgali jiray Deegaanada Hirshabelle.
Madaxweynaha Hirshabelle ayaa soo Dhoweyay Soo Jeedinta Xubnaha uu kula kulmay Baladweyne isaga oo Rajo wanaag ka muujiyay in Dhalinyarada Hirshabelle ay unoqoneyso Fursado ay deegaanadooda kaga faaideysan karaan.

Like it? Share it!

Leave A Response