Madaxweyne Farmaajo oo RW magacaabay

by admin | Thursday, Sep 17, 2020 | 423 views

Maxamed Xuseen Rooble ayaa loo magacaabay RW Soomaaliya.

Ku dhawada 2 bil oo uu dalku RW la’aan ahaa kadib markii uu iscasilay RW Kheyre ayaa RW cusub loo magacabaya caawa.

madaxweyne Farmaajo ayaa la rumaysnaa inuu magacaabista la sugaayey ilaa heshiis laga gaaro doorshada 2021, ayadoo saacado ka hor magacaabista RW la soo saaray warmurtiyeedka heshiiska

Like it? Share it!

Leave A Response