Madrid Derby: Ciidamo Dheeri Ah Oo Sugi Doona Ammaanka Bernabeu Caawa

by admin | Saturday, Sep 29, 2018 | 968 views

Koox ammaan oo gaareysa 1,600 ayaa ilaalin doona nabad galyada kulanka Madrid Derby ee  u dhexeeya Real Madrid ee Santiago Bernabeu.

Kulanka waxaa lagu qiimeeyey mid halis,sidaas daraadeed waxa dowladda hoose ee Madrid waxa ay go’aansatay in ay soo kordhiso ciidaada ammaanka.

Kulanka Madrid Derby waxaa la filayaa in ay u soo daawasho tagaan taageereyaal gaaraya 77,000.

Atletico Madrid haddii ay badiso waxa ay dhibcaha ahaan ka saramari doontaa Real Madrid.

Advertisement

Hadda, Rojiblancos waxa ay leedahay 11 dhibcood  halka Los Blancos ay hoggaanka Barca ku wada hayaan 12 dhibcood.

Like it? Share it!

Leave A Response