Magaalada Beledweyne oo xiliga habeenki laga dareemayo hormar{sawiro}

by admin | Sunday, Jul 29, 2018 | 1227 views

Magaalada Beledweyne ee xarunta maamulka gobolka Hiiraan ayaa biloyinkii la soo dhafay ka soo kabaneysay dhibatadii ka soo gartay Fatahaadi Wabiga Shabeelle.Beledweyne ayaa marka dad dhax socoto waxaa aay idhahaada qabanayaan dhismaha dheer dheer ee ka dhisan wadada dheer ee dhax marta magaaladaa,waxaa kaloo ad arkeysa xiliyada habeenkii oo aad moodo in aay gobaha ganacsiga ay ku soo badanayaan.

 

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response