Magacyadda guddiga doorashadda Madaxweynaha Koonfur Galbeed{AKHRISO:}

by admin | Wednesday, Oct 17, 2018 | 816 views

Guddiga doorashoyinka Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa la magacaabay waxayna ka kooban yihiin 15 xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed.

Guddiga ayaa waxaa Magacaabay Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Shiikhuna.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2018/10/

Like it? Share it!

Leave A Response