Maleeshiyaad ku dagaalamay deegaano hoos taga Matabaan oo la kala qaaday

by admin | Tuesday, Jul 10, 2018 | 1278 views

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan Ducaale Aadan Cabdi ayaa sheegay in la kala qaaday maleeshiyaadkii dhawaan ku dagaalamay deegaano hoos taga degmada Matabaan

Like it? Share it!

Leave A Response