Matooradii loogu talo galay beeraleyda reer Hiiraan oo la lunsaday. iyo fadeexad soo baxday{sawiro}

by admin | Sunday, Sep 29, 2019 | 1086 views

wararka naga soo garaya magaalada baladeyne ayaa shegaya in maamulka gobolka Hiiraan qeybtii ugu dambeysay ay gateen matooradii loogu talo galay beeraleyda reer Hiiraan.

 

Duqa magaalada Baladweyne waa ka maqan tahay Dhanka Kale Gudoomiyaha Dagmada Madaxda Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa isku dhacay Kadib qaabkii Loo Wadaagi lahaa

Matoorada ayaa waxay tiro ahaan gaarayeen ilaa 1,000 kun matoor oo loogu talo galay in beeraha qudaarta noocyadeeda kala duwan lagu waraabiyo.

Matoorada ayaa 6,00 waxaa loogu talo galay Deegaanada hoostaga magaalada Beledweeyne, halka 400 iyagana loogu talo galay in loo qeybiyo magaalooynka Buulo burte iyo Jalalaqsi, waxaana uu halkii matoor lagu kala gadanayaa lacag u dhiganta 25- ama 30 dollar

Maamulladii soo maray gobolka Hiiraan ayaa waxay ku sifoobeen dhaca hantida dadweynaha iyadoo aysan jirin cid la xisaabtameysa iyo shacab ka qiiroonaya dhibka iyo waxqabad la’aanta Madaxda Gobolkooda.

Dhanka kale, markii ay arrintaas soo ifbaxday ayaa qaar ka mid ah dadka ku nool mgaalada baladeyne waxay warbaahinta u sheegen in ay jiro qof jecleysi.

dhawaan fillo faallo kusan arintaas

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response