Maxaa looga hadlay kulanka Golaha Wasiiradda Puntland

by admin | Thursday, Jun 13, 2019 | 715 views

Shirka Golaha Xukuumadda  Puntland oo uu Shir-guddoominayey Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay, Amniga dalka, Safarkii Madaxweyne Ku-xigeenka ee deegaanka Af-urur, Xaaladda Waddooyinka Puntland iyo Warbixino kale.

Like it? Share it!

Leave A Response