Maxaa looga hadlayaa Kulanka Baarlamaanka ee Maanta?

by admin | Monday, Nov 19, 2018 | 762 views

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeeshaan Muqdisho.

Ajendaha kulanka Maanta ayaa ah warbixinta Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed  iyo aqrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka mashruuca liilitirka.

Xildhibaanada ayaa xalay lagu wargaliyay in ay soo xaadiraan kulanka Baarlamaanka maanta.

Gudoomiye ku xigeenka Koowaad Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in uu shir guddoomiyo kulanka xildhibaanada Golaha Shacabka

Like it? Share it!

Leave A Response