Maxaa Maamulka Hirshabeelle ku kalifay in Dowlada Somaliya uu heshiis qasab ah la gaaro

by admin | Thursday, Sep 20, 2018 | 916 views

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa heshiis la gaaray Dowlada somaliya kaasi oo ahaa mid qasab ah isla markana lagu qasbay xukuumadiisa..

Waare ayaa warbaahinta u sheegay in heshiiska ay qaateen kadib markii ay arkeen xaalada Galmudug waxa uu ku celiyay in uusan diyaar u aheyn sida galmudug oo kale loo galo.

Madaxweyne Waare ayaa ku celiyay in daruuf gooni ah ay heesato maamulkiisa isla markana uu jeclaan lahaa in uu qeyb ka noqdo go.anka madaxda maamulada.

Like it? Share it!

Leave A Response