Mid Kamida Darawalada Gawaarida Gurmadka Deg Dega Oo Lagu Dilay Muqdisho.

by admin | Friday, Aug 5, 2022 | 361 views

Kooxo bistoolado ku hubeysan ayaa maqribnimadii xalay degmada Deyniile ku dishay wiil dhakinyara ah, kaasoo Darawal ka ahaa mid kamida gawaarida gurmadka deg dega ee Ambalaasta.

Dilka waxa uu si gaar ah uga dhacay xaafada Siisii, iyadoo marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jiray Dalmar Xuseen Gacal uu u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray rasaas looga dhuftay qeybaha sare ee jirka.

Like it? Share it!

Leave A Response