Mooshinka xil kaqaadid madaxweyne oo ay gudbiyeen xildhibaano katirsan golaha Shacabka.

by admin | Sunday, Dec 9, 2018 | 717 views

Sida lagu qoray Soo jeedin xil kaqaadid ah oo ay gudbiyeen xildhibaano katirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka ayaa lagu sheegay 5 eed oo sababtay in ay soo jeediyaan hindise xil kaqaadid madaxweyne.

Xafiiska guddoomiyaha golaha Shacabka Mursal Sh Cabdiraxman ayaa diiwaangeliyey Soo jeedinta xil kaqaadidda madaxweyne.

Waxaa suuragal ah in mooshinkani xiriir la leeyahay dhowr arrimood oo ay kamid tahay kala diridda guddiga Maaliyadda, Doorashada KGS iyo guud ahaan xiriirka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada iyo kala aragti duwanaantii ka dhalatay doorashada KGS.

https://scontent-mrs1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.15752-9/

Like it? Share it!

Leave A Response