Mudaharaad looga soo horjeedo Xasan Sheekh oo Beledweyne ka dhacay{SAWIRO}

by admin | Tuesday, Feb 5, 2019 | 909 views

Shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa banaanbax xoogan ka dhigay wadada dheer ee isku xerta eraboorka iyo magaalada Beledweyne.

Dadka mudaharaadka dhigayay ayaa wadada ku gubay sawirada Xasan Sheekh Maxamuud,waxaana sidookale wadada ku gubeen lugaha baaburta.

Shacabka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa ka carooday imaasha madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ay amisanyihiin in uu qalad ama gaf xoogan uu ka galay shacabka reer Hiiraan.

 

 

Like it? Share it!

Leave A Response