Muuqaa: Daawo Oo Go,aami Beckham,Ronaldinho,Carlos, Salah & 14-ka Gool Ee Ugu Quruxda Badan Ee Koornaha Tooska Ah Laga Dhaliyay Kee Ayaa U Sita?

by admin | Tuesday, Oct 16, 2018 | 960 views

Kubada cagta ayaa ah mid aan waxba la iloobin iyada oo dhacdo kasta, Gool kasta iyo wax walba oo ka dhaca garoonka dhexdiisa la diwaan galiyo si ay u noqoto taariikh dib loo xuso marka ay mid la mid ah dhacdo wakhti dambe.

Mohamed salah ayaa habeen dhawayd dhaliyay gool koorne toos ah taas oo aan ahayn markii ugu horaysay ee uu xiddig dhaliyo gool koorne toos ah oo kulan dhexdiisa ah.

Waxa sidaas soo sameeyay halyeeyo ama xiddigo haatanba ciyaara hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigaynaa 14-kii gool ee ugu quruxda badnaa ee laga dhaliyay koornaha tooska ah, kee ayaa ugu qurux badan Laacibtv Ka Daawo Muuqaalkan

Like it? Share it!

Leave A Response