Muuqaal Cajiib Ah – Daawo Di Maria,Salah & Goolasha Laga Dhaliyay Koornaha Tooska Ah

by admin | Monday, Oct 15, 2018 | 929 views

Kubada cagta ayaa laga dhaliyaa goolal gala xasuusta taageerayasha kuwaas oo aan horay loo iloobin ama si weyn loo xasuusnaado kana mid ah goolasha ugu quruxda badan kubada cagta.

In uu xiddig koorne toos ah dhaliyo ayaa ah mid ay adagtahay hadana mararka qaar ka dhacda garoomada kubada cagta kuwaas oo ay xiddigo si toos ah u dhaliyaan koorne.

Hadaba waxa aan maanta halkan ku soo gudbin doonaa goolasha ugu cajiibsan ee wakhtigii ugu dambeeyay

Like it? Share it!

Leave A Response